Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariy

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamed Laki Man.
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay aagga Af Urur.

Wararka Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa ka mid ah:

  • Warays Siciid Dheere, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Af Urur
  • Siysaasi aragti ka dhiibtay dagaalka Af Ururu iyo waliba aragtida shacabk Qardho

Ha seegin oo hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Ahmed Gaani cali shire 7 years ago

    ugu horeen waxaan tacsi u dirayaa ciidamadii shuhada.ahaa iyo shacabkii lagu xasuuqay Af.urur

    waxaan talo ku bixinayaa.
    1-inla xoojiyo sir doonka ciiddamada

    2-isgaarsiinta xidhiidhka ciidanka in la xoojiyo

    3-in kaantaroolada punt/land aad loo feejignaado aadna loogu fiirsado soctada.

    4-saraakiisha furimaha hore inla yaqaan Aqoontooda.weliba khibrada uleeyihiin dagaalada (gorilaha.ama dhuumalaysiga)

    5-IN saraakiisha jiidaha cadowgu ka dhowyahay
    ay yihiin saraakiil abuuri kara.inshacabka ku nool deegaamadaa.xiriir joogto ah abuuri kara xogna la wadaagi.kara shacabka si loo helo xogaha cadowga bahalka ah.

    G/SARE AHMED GAANI CALI SHIRE.
    TELLEPHONE.906155315

  • Waa laga guuleysanayaa insha’alh tuugada muslimka dhiigiisa umacaansanaysa

DISQUS: