Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad.

Qodobada Caawa & Daljir ugu muhiimsan waxaa ka mid ah:

  • Madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwasaare Khayre oo ka hadlay 100 maalmood iyo waxqabadkooda
  • Daacish isu soo dhiibtay Puntland iyo Shabakad argagixiso oo la burburiyey
  • Madaxweyne Xaaf iyo booqashadiisa Caabudwaaq

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • Abshir 7 years ago

    Radio daljir aad baan idiin salaamayaa from Australia,
    Waana ku mahadsantihiin sida aad wararka noogu soo godbisaan dhamaantiin.
    Jazaakalaahu kheyr,

  • Maxamed nuur axmed 7 years ago

    Booqashada madaxwayne xaaf ee caabudwaaq waa booqasho nabadeed waxayna la socotaa isbadalka dalka ka.dhacay madacwyne xaafna uusan qaadayn wadadii saaxiibkiis guuleed 0907365370

  • Maxamed nuur axmed 7 years ago

    0907365370

  • Maxamed nuur axmed 7 years ago

    Waaan idin salaaamay bahda daljir
    Daacish inay toobad keeenan waxay guul u tahay shacbiga puntland iyo umadda soomaaliyeed waxayna arkeen.waxqabadka xukuumada ee 100-ka maaalmood

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com