Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idiin soo jeedinaya  Jamaal Faarax Aadan (JFA)

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)”

  1. Abwaan Ilyaas

    Waxaa fajiciso igu noqday oo an jawaab waafiya karabaa Madaxweyne Farmaajo inuu ummaddiisa usheego, sababta ay dawladda federaalka wasaaradeheeda Xamar ku yaalla looga furiwaayey magaala madaxyada kale ee dawlad gobaleedyada Soomaaliya?!!
    Raisul wasaare Khayre waa ka hurdaa ammuurtaas ama aqoonba uma leh baahida ummadu uqabto faafinta xafiisyada faderaalka. Waa nasiib darro in faderaalkii ummadu intaasoo sano ay sugaysay laga soo bilaabo xilligii la doortay Abdullahi Yusuf ilaa maantay oo Farmaajo madaxweyne yahay an ummadu arag wali xafiis faderalka mathala oo ka furan meel Mogadishu ka baxsan. Madaxdeena Faderaalku waxay wali u dhaqmayaan sidii inay xukumaan dawlad an Faderaal ahayn ee ah “central government” sidii dawladihii hore ee soomaray Somaaliya.

U Jawaab Abwaan Ilyaas Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com