Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdixakiim Xuseen Xasan.

Qodobada waxaa ugu horeeya

  • Wasaaradda amniga Puntland oo 24-saac kadib war kasoo saartay qaraxyadii shalay ee Afurur ee khasaaraha badan gaystay.
  • Maxaa soo celceliya weerarada Afurur?

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com