Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Qodobada aad ku maqli doontaanna caawa waxaa ka mid ah:

  • Madaxweyne Gaas oo u dhoofay London
  • R/wasaare Khayre oo Muqdisho ka furay shir isgaarsiinta quseeya
  • Hirshabeelle oo ka walaacsan dawladda federaalka
  • Kalfadhiyadii wakiillada aqalka sare iyo baarlamaanka Galmudug oo xirmay

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)”

  1. waxan aad u dhegeystaa barnaamijyo badan oo ka baxa radio daljir sida #xulashada_daljir_caawa &daljir #saaka_iyo_dunid hiigsi iyo hayaan iyo barnaamijyo kale oo fara badan masha’allah daljir waa wehelkayga

U Jawaab Mohamud Qud Mahamed Qudosmaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com