Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
Hoos kadhegayso barnaamijka oo caawa xiiso gaar ah xambaarsan.
Dhigaal Duug ah
Gubadle, Afhayeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland: “Muuse Bixiyoow Laascaanood baa inoo ballan ah” (dhegayso+daawo) »
Gubadle, Afhayeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland: “Muuse Bixiyoow Laascaanood baa inoo ballan ah” (dhegayso+daawo) »