Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Dhuusamareeb, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.

Hoos ka dhegayso]

CD Geeddi Dhuusamareeb 06 Sept 2020 by Radio Daljir

Exit mobile version