Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Ramadaan Kariim oo mar kale kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso|daawo)

Ramadaan Kariim oo mar kale kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Caabudwaaq, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Qodobada barnaamijka caawa ugu doorka roon waa sidan:

  • Xukuumadda Puntland oo maanta guddiga gurmadka abaaraha ku wareejisay $200,000
  • Wasiirka deegaanka Cali Cabdilaahi Warsame oo ka warramay safarro uu dibedda u tagey
  • Dagaal beeleeddo maanta ka dhacay Galgaduud ah oo dhimasho iyo dhaawac sababay
  • Diyaarad gargaar oo u raran WFP oo maanta ku burburtay magaalada Garbahaaray
  • Taliye kuxigeenka bilayska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed oo tagey Garowe

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • qaanso roobaad roobladhac wiilmudug 7 years ago

    reer puntland waxa lagu farxo sida ay isku caawinayaaan iyadoo tan qaranka ay soo daaahday ayaguna ay iska soo saareen baahiyahaas

DISQUS: