Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso) Lakiman 2 years ago Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.