Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso Barnaamijka, oo kaga bogo wararkii ugu danbeeyey ee Geeska Afrika.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Sameeya bar YouTube ka oo la idinka dhagaysto because cudkan ma furmayo

    • Walaal waa uu shaqaynayaa ee hubi adiga aaladda aad isticmaalayso inuu ku shaqayn karro Mp3, dhanka kalle waxaad naga dhagaysan kartaa playstore-ka mobilka gal haddii mobile-kaagu ku shaqeeyo Android kadibna ku qor barta search radio Daljir lana deg Appka Daljir ee loogada saaran tahay, dabadeedna mobile-kaaga ku shubo oo taabo dhagaysi live ah iyo mid barnaamijyada duuban ah.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com