Site icon Radio Daljir

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman)

Ku dhageyso Caawa Barnamijka Qodobo Xasaasi ah.

Exit mobile version