Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin soojeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman)

Caawa iyo Daljir kaga bogo caawa Xiisada Puntland iyo Somaliland iyo Mudaharaadyo ka dhacay Magaaladda Laascanood.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 5 years ago

    HAA WAA SAX SSC WAA LA HAYSTAA,OK,MAR AWOOD BAA LAGUGU JABIYAA,MARNA TALO XUMO BAA LAGUGU JABIYAA SSC WAXAA LAGU JABIYEY TALO XUMO XAQIQ WAA LAHAYSTAA WAXAANA QASAB DHULKOODA UGA TAAGAN CALANKA SL WAXAANA UGU WACAN DADKEEDA WAA KAAS KEEDII BHD-ahaa KAFDHEX BARYOOTAMAYO HARGEYSA OO WALIBA KORNAYL MARAN HOOSJOOGO OO BARYAYO!!SHAME ON YOU…OK,PL MAXAY U HAYSAA SSC?WAXAY U HAYSAA KU DIGASHO KALIYA!!!.CADE MUUSE XUKUMADIISII WAA TII SL KU WAREEJISAY DHULKA SSC’MARKA LAGA REEBO BUHODLE OO ISKA DIIDAY,XABADNA LAGU QABSAN KARI WAAYEY.OK,LKN SHACABKA REER SSC WAXAY LEEYIHIIN:
    IDOOR DIR WEEYEE HADUU DABARKA SOO GOOSTO.
    DUMBUQ & RASAASTA HADUU DEBECSANI USIIYO.
    HORTA YAA LA DA’ah WAYLA YAAB DAWYADAD XULIYE.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com