Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Sheekeye).

Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0