Caasimada Yuhuuddu Awal Xaggee Aheyd?

Dhegayste Radio Daljir: “Kaalay Muslimiintu, siiba Carabtu, miyey awal hurdeen, mise dunida waa ka maqnaayeen!” Shalay oo taariikhdu aheyd 6da Diseenbar 2017, Madaxweynaha Maraykanku waxa uu ka dhabeeyey ballanqaad uu qaaday xilligii olalaha doorashada Maraykanka, kaas oo ahaa “haddii aan guulaysto Jerusalem waxa aan u aqoonsanayaa caasimadda Israa’iil, safaaradda Maraykankana waa ka rarayaa magaalada Telaviv, … Continue reading Caasimada Yuhuuddu Awal Xaggee Aheyd?