Caare oo weerar khasaare gaystay ku qaaday ciidamada Soomaaliland

Caare oo weerar khasaare gaystay ku qaaday ciidamada Soomaaliland

Ciidamada JamhadaKorneyl Siciid Cawil Jaamac ( Caare) ayaa weerar  ku qaaday saldhig ciidamada Soomaaliland ay ku lahaayeen magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

weerarkan ayaa gaystay khasaare isugujira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamadii ku sugnaa saldhiga.

majirto ilaa iyo hada cid xaqiijisay khasaaraha weerarkaasi ka soo gaaray ciidamada Soomaailanmd,waxaan dib fariisimahooda ugu laabtay ciidamadii weerarka soo qaaday.

Soomaaliland ilaa iyo haatan kama aysan hadlin weerarkan.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com