Caaqil Cabdiqani MF Ducaale, Ceerigaabo: “Gobolka Sanaag baa la isku haystaa dib-danbe u maqli maysaan” (dhegayso)

Ayada oo ololaha doorashooyinka Somaliland uu si xawli ah uga socdo deegaanada uu maamulku ka arrimiyo ayaa waxaa hadana isa soo taraya warar hoose oo sheegaya in aysan doorasho ka dhici doonin badi gobalka Sanaag. Caaqil Cabdiqani Maxamuud Faarax Ducaale oo kamid ah hoggaanka bulshada gobolka oo la soo xiriiray Daljir ayaa waxa uu caadka … Continue reading Caaqil Cabdiqani MF Ducaale, Ceerigaabo: “Gobolka Sanaag baa la isku haystaa dib-danbe u maqli maysaan” (dhegayso)