Caaqil Cabdiqani Maxamed Cali: “Adeer see ku dhici kadhaa askarigu inuu mushaarkiisa waayo wasiirkuna helo … oo xildhibaanku helo?” (dhegayso)

Ayada oo sarrifka doolarku uu cirka isku shareeray, badeecadiina la goyn la’yahay, ayaa haddana waxaa soo saa’iday ammaandarro baahsan oo saamaysay badanaa Puntland. Dhibka dhaqaale iyo kan ammaandarro kuma eka magaalooyinka waaweyn ee Puntland  oo kaliya oo waxaa intaas la qaba magaalada Burtinle.

Caaqil Cabdiqani Maxamed Cali oo kamid ah nindoorka Burtinle ayaa xarunta Daljir Burtinle nagu soo booqday, waxaana waraystay Xaaji Farateeb.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com