Site icon Radio Daljir

Caaqil Axmed Cali Madax: “Af Urur Dhinac Kasta Jileec iyo Kaladaadsanaan baa ka Jirtay”

Caaqil Axmed Cali Madax oo ka mid ah cuqaasha deegaanka Af Urur ayaa Daljir uga waramay dhacdadii Af Urur ee dhawaan oo khasaare badani ka dhashay.

Caaqilka ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir ku dhaliilay maamulka Puntland jileec iyo kala daadsanaan dhanka xogta iyo ciidamada ah, wuxuuna khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5941f552040100426051f8e6/Wareysi+Caaqil+Axmed+Cali+Madax14-June-2017_Tallman.mp3?_=1

 

Exit mobile version