Caaqil Axmed Cali Madax oo ka mid ah cuqaasha deegaanka Af Urur ayaa Daljir uga waramay dhacdadii Af Urur ee dhawaan oo khasaare badani ka dhashay.
Caaqilka ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir ku dhaliilay maamulka Puntland jileec iyo kala daadsanaan dhanka xogta iyo ciidamada ah, wuxuuna khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”
Hoos ka dhegayso
Dhigaal Cusub
« Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
« Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
Dhigaal Duug ah
Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso »
Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso »