Site icon Radio Daljir

Caabudwaaq: Hooyo Najax Maxamed oo Dalbatay In Loo Soo Gurmado (DHEGAYSO)

Najax Maxamed oo ah hooyo Soomaaliyeed oo kunool Magaalada Caabud-waaq kana soo barakacday abaarta  kajidha gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa Codsatay in gurmad Bini’aadnimo loo fidiyo.

WARBIXIN AYAANLE CABDULLAAHI JAAMAC

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/58f329c60a0100ae57a79e06/Hooyo+Najax+Maxamed+oo+kunool+Caabudwaaq+oo+Xaalad+Nololxumo+ay+haysato.mp3?_=1
Back to Home page