Buuhoodle oo maanta laga furay Xafiiska Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS (dhegayso)

Buuhoodle oo maanta laga furay Xafiiska Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS (dhegayso)

Magaaalada Buuhoodle waxaa maanta lagu daahfuray bar xuduudka ay dowlada Itoobiya la leedahay dalka Soomaaliya xafiiska socdaalka iyo jinsiyada ha ee Soomaaliya.

Goobta furitaanka Xafiiska waxaa ka hadlay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee DFS ee maamulka Puntland iyo masuuliyiinta maamulka degmada Buuhoodle.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com