Site icon Radio Daljir

BUUHOODLE: Dadka deegaanka oo iskutashi ku dhistay goob caafimaad (daawo)

Degmada Buuhoodle Dadka deegaanka ayaa iskutashi ku dhistay goob caafimaad, waxaan laga diiwaan galiyay Wasaarada Caafimaadka Puntland | Wariyaha Daljir ee Buuhoodle Cabdikhaaliq Wadani ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Back to Home page