Site icon Radio Daljir

Buugga Cusub ee Soomaalida Qaxaysa iyo Qurbaha Maxaa Kala Haysta (dhegayso)

Cabdixakiin Jaamac Jooje waxa uu kamidyahay Aqoonyahanada Puntland ee dalka dib ugu soo laabtay , Waxa uu qoray  Buug uu ugu magacdaray  Soomaalida Qaxaysa iyo maxaa kala haysta Qurbaha.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59367b1e030100d42cc21ea0/Waraysi+Aqoonyahan+Cabdi+xakiin++jooje+.mp3?_=1
Exit mobile version