BURTINLE: GOLAHA DEEGAANKA OO ANSIXIYAY HIRGALINTA QOYSHEYAASHA SANADKA 2022ka (daawo)

HomeWararka

BURTINLE: GOLAHA DEEGAANKA OO ANSIXIYAY HIRGALINTA QOYSHEYAASHA SANADKA 2022ka (daawo)

Golaha Deegaanka ee degmada Burtinle ayaa ansixiyay hirgalinta mashaariicda horumarineed ee sanadka cusun 2022 oo degmada loo qorsheeyay in laga hirgaliyo. kulanka golaha deegaanka waxaa goobjoog ka ahaa bulshada deegaanka & Mas’uuliyiin kasocotay wasaarada arimaha gudaha iyo Dimuqraadiyenta Puntland. Wariye Axmed Deeq ayaa ka waramaya.

Bilayska Gobolka Nugaal oo Taliye Cusub Loo Magacaabay (Akhriso)
Maxaa looga hadlay Kulankii Golaha wasiiradda DFS?
Dowladdaha Somaaliya iyo Qadar oo Heshiis Muqdisho Ku Kalasaxiiday (dhegayso)

Golaha Deegaanka ee degmada Burtinle ayaa ansixiyay hirgalinta mashaariicda horumarineed ee sanadka cusun 2022 oo degmada loo qorsheeyay in laga hirgaliyo.

kulanka golaha deegaanka waxaa goobjoog ka ahaa bulshada deegaanka & Mas’uuliyiin kasocotay wasaarada arimaha gudaha iyo Dimuqraadiyenta Puntland.

Wariye Axmed Deeq ayaa ka waramaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: