Site icon Radio Daljir

Burburka Waddada Gaaca iyo Habacsanaanta Dowladda Hoose ee Boosaaso (sawirro+warbixin)

Waxaa burbur xoogani ka muuqdaa wadada Gaaca oo ah halbowlaha wadooyinka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, sidoo kalena ah marinka laga galo guud ahaan magaalada Boosaaso.

WARBIXIN+SAWIRRO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596f10590601003c89583fe7/Warbixin%3B+Bur+burka+kamuqda+wadada+Halbowlaha+magaalada+bosaaso+iyo+dayaca+dowlada+hoose+.mp3?_=1

Exit mobile version