Site icon Radio Daljir

Bosaso oo markii u horaysay yeelatay suuq digaagga lagu dhaqo (dhegayso)

Magaalada Bosaso diggaaga la cunaa waxaa uu ka yimaadaa dalalka Barazil iyo Imaaraatka Carabta, waxaana nuskiiladii ay ka joogtaa qiimo dhan 12$.

Hadda ayaa markii u horaysay laga hirgaliyay beeer diggaaga lagu dhaqo oo uu hindisay wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Bosaso, kaasi oo shaqo la’aan dalka ay ku haysay kadib qorshahan hindistay.

Hoos kadhegayso warbixin Haykal uu ka diyaariyay.

 

Exit mobile version