Bosaaso oo lagu qabtay kulan amniga looga hadlaayay (dhegayso)

Bosaaso oo lagu qabtay kulan amniga looga hadlaayay (dhegayso)

Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland waxaa maanta lagu qabtay kulan amniga looga hadlaayay oo ay ka soo qayb galeen laamaha amniga ee gobolka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Galan oo sheegay in dowladda ahmiyad gaar ah ay siinayso amniga Puntland siiba magaalada Bosaaso.

Wasiirka waxa uu sheegay in hadii aysan Bosaaso amni ahayn in Puntland oo dhana aysan amni ahayn.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com