Bosaaso: Goobaha Farsamada ee Cilad bixinta Radiyayaasha oo siiyaraanaya, Maxay Tahay Sababtu? Warbixin

Bosaaso: Goobaha Farsamada ee Cilad bixinta Radiyayaasha oo siiyaraanaya, Maxay Tahay Sababtu? Warbixin

Isbadalka kuyimid dunida aan kunoolnahay ee dhanka qalabka Electaronicga sida radiyaha idaacada laga dhagaysanjiray oo sii yaraanaya amaba meesha kabaxay kaas oo ahaa markii hore aalad  laga dhagaysan jiray idaacadaha ayaa haatad waxaa arintaasi badalay  telfoonka gacanta lagu qaato oo uu qofka si sahal ah uu idaacada uga dhagaysan karo markii uu doono goob kasta oo uu joogo  haday ahaan lahayd shaqada iyo gurigaba.
Hadaba Maxaa iska badalay waqtigaasi iyo xiliga lajoogo? waamaxye marqiga udhaceeyay? Hadaba  arintaasi ayaa Waxaa ukuurgalay oo warbixintan ka diyaariyay wariye xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com