Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo aas qaran loo sameeyey ( Dhegayso)

Qardho, 7 July 2013, magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey AUN Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse Boqor Yuusuf ( King Kong) oo dhowaan ku geeriyoodey dalka Finland.?

Aaska Marxuumka waxaa kasoo qaybgalay kumanaan qof oo ka kala yimid meelo kala gedisan, Sida Jubbaland, Muqidisho, Somaliland, Goboladda Dhexe, Ethiopia, Kenya iyo guud ahaan goboladda Puntland oo waftiyo ka yimaadeen.

Kadib aaska waxaa khudbado halkaasi ka jeediyey Waftiyadii kala duwanaa ee ka qaybgalay aaska, sida Madaxda Puntland, Jubbland, Dawlada Federalka, Isimo & Culima Awdiin kuwaasoo dhamaantood ka tacsiyeeyey geeridda Alle ha unaxariistee ?Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse.

Hoose ka dhegayso khudbadii laga jeediyey aaskii maanta

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

Buuhoodle?

?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com