Boqor Buurmadow “Gaas iyo Muuse Biixi waxaan la kala hadlay in ciidamada Tukaraq kala qaado”

Boqor Buurmadow “Gaas iyo Muuse Biixi waxaan la kala hadlay in ciidamada Tukaraq kala qaado”

Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah issimada dhaqan ee Somaliland oo ka hadlayay munaasbaddii lagu caana shubay beeldaajaha Belaha Cali Saleebaan ayaa waxaa uu sheegay dhaqanku inuu yahay mid isku mid ah, oo ay Soomaalidu tahay walaal wax walba wadaaga.

Boqorka ayaa waxaa uu sidoo kalle sheegay madaxwaynayaasha Puntland iyo Somaliland inuu la hadlay, isagoona si gaar ah usheegay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi inuu u sheegay inaan loo baahnayn dagaal sokeeye, ciidamada Somaliland iyo Puntland ee isku horfadhiya degmada Tukaraq ee gobolka Sool la kala qaado.

Daqiiqado kadib sug codkii boqor Buurmadow.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com