Boqor Burhaan oo degmadda Burtinle lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

Boqor Burhaan oo degmadda Burtinle lagu soo dhaweyeey (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu soo dhaweyeey Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo,kuwaas socdaalkooda ku wajahanyahay Degmadda Garacad ee gobalka Mudug.

Soo dhaweyn Boqorka Loogu sameyeey Burtinle waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshadda degmadda Burtinle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com