Boosaaso oo looga Diyaargaroobayo Bisha Ramadaan (dhegayso)

Magaalada Bosaaso ayaa waxaa si wayn dadweynaha ku dhaqan ugu doyaargaroobeen soodhawaenta  bisha barakaysan ee Ramadaan.

Suuqa wayn ee magaalada bosaaso ayaa ah  mid aad u mashquul badan iyagoona dadku iibsanayaan isticmaalkooda bisha Ramadaan.

Hadaba Suuqa Bosaaso saaka waxaa booqday wariye Xasan Heykal oo halkaas kula kulmay dadwaynihii ka adeeganayay iyo kuwa suuqa ku ganacsada.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Boosaaso oo looga Diyaargaroobayo Bisha Ramadaan (dhegayso)”

  1. Lamayaqaan

    mashaa alaah bisha Ramadan ee barakaysan ad iyo aad ayaan USO dhawaynay ilaahay ha inaka dhigo Ku wa ajar iyo axsanad kahela danbi dhaf iyo dunuub ilaahay ha inkakaga reebo bisha Ramadan ee barakaysan khayr keeda illahay ha ina was fijiyi aamin aaamin aamin

  2. Msh alh Bosaso Bilan magaalo Soomaaliyeed Waqoyi Bari Somalia sinnaaaaan

  3. Mohamed Ahmed 0907582891

    diyaar garowgii ugu dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadan ayaan kujirnaa Ilaahyna hanagadhigo ku gaara oo ka faa’idaysta
    0907582891

  4. Mohamed Ahmed

    maansha Allh bishii barakysnayd ee Ramadan sifiicn ayaa loogu diyaar garoobay
    wana sugaynaa dhalashadeeda

U Jawaab Mohamed Ahmed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com