Boosaaso: Isimada Puntland oo baaq ka soo saaray xiisada ka dhex aloosan PSF iyo Madaxtooyada (daawo)

Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa baaq ka soo saray xiisada u dhexaysa PSF iyo madaxtooyada Puntland, taas oo ka dhalatay xil kaqaadistii lagu sameeyay Agaasimihii Hay’ada PSF.

Boqor Burhaan Boqor Muuse “Waa Nasiib Darro in waxyaabahan oo kalle dhacaan, waxaana kasii liidata in wax laga qabanwaayo ”

Daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com