Site icon Radio Daljir

Boosaaso Hoteel Karaama oo Dib Loo Furay (dhegayso)

Magaaladda Boosaaso Waxaa shalay dib looga furay Hoteel Karaama oo kamid ah Hoteelada Caanka ah Magaaladdas ,waxaana dib u furtitanka xafladda ka qayb galay masuuliyiin kala duwan.

Dhegayso Warbixin uu Xasan Heykal kaso diray Boosaaso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59cf4f69000100c8432d31a6/warbixinta+karaama+tow+heykal+.mp3?_=1
Back to Home page