Site icon Radio Daljir

Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir (daawo)

“Gudoomiye ku xigeenka Siyaasadda Wadajir waxaa uu si lama filaan ah uu kusoo galay shaqaaqo u dhaxeysay Militariga iyo Booliska, markii ay rasaasta la hubiyey ayuu durba iska difaacay asna, Sidaasi waxaa maanta Warbaahinta u shegay Afhayeenka Booliiska Soomaaliya, Wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa ka waramaya.

Exit mobile version