Site icon Radio Daljir

Booliska Gobolka Banaadir oo ka hadlay dilkii Sakariye & Sowdo (daawo)

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan: “Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan hay’adda dambi baarista ee CID-DA ayaa wadda baarista kiiskaaska Sakariye & Sowdo, isla markaana dhawaan warbixin faahfaahsan kasoo saari doona”

Exit mobile version