Site icon Radio Daljir

Booliska Garoowe oo howlgallo amni ah bilaabay, maxay tahay sababtu?

Ciidammada Booliiska Magaalada Garoowe ayaa saddexdii habeen ee lasoo dhaafay howl-gallo waxay ka sameeyeen xaafadaha magaalada kuwaas oo ku baacsanayay dadka ku howlan falalka amniga lidiga ku ah .

 

Exit mobile version