HomeUncategorized

Booliska Gaalkacyo oo Soo Qab-qabtay Dhalinyaro Moobilada Furta Habeenkii

Somalia, 08, Febru, 2015 -(Daljir)_Taliyaha ciidamada birmadka ee gobolka mudug C/rishid Xasan Xashi ayaa waxaa uu sheegey in ciidamada amanaka ay wadaan howl galo ka dhan ah dhalinyaro habaynkii moobilada furta waxaana uu sheegey in dhawaan laga sifeeyay magaalada

Hawlgallo ay wadaan ciidanka amniga oo ka socda Galkacy iyo dadka alaabooyinka wareejiyey oo la mamnuucay.
“Dowladdu waxay diyaar u tahay wada hadal inay la gasho Al-Shabaab” R/wasaare Gaas.
Dhagayso M. Galmdug Guuleed: Puntland inay ku tilmaanto Galmudug Al-shabaab Waa arrin laga xumaado
Somalia, 08, Febru, 2015 -(Daljir)_Taliyaha ciidamada birmadka ee gobolka mudug C/rishid Xasan Xashi ayaa waxaa uu sheegey in ciidamada amanaka ay wadaan howl galo ka dhan ah dhalinyaro habaynkii moobilada furta waxaana uu sheegey in dhawaan laga sifeeyay magaalada
 
Gabi Gabi ayaa waxaa uu sheegey in dhalinyarada uu fariin i dirayo inay ka waan toobaan hadii lasoo qabto laga qadi doono tilaabo sharciga waafaqsan  hadana si toosa howlaha amaanka  xaqiijintooda ay soconayso dadka wax baartana lasoo qab qaban doono.
 
Howl-galkan ayaa la sheegay in uu socon doono mudo todobaad ah ,isla markaana lagu beegsanayo cid kasta oo khal-khal galinaysa amniga degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.,

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: