Biloowgii dib-u-heshiisiin dhab ah oo dhalata: Islaan Ciise, Farmaajo & Xalay-dhalaydii Garoowe

Hanuuniye: Cudurka aad wada qabtaan, qabkaad wada huwantihiin, qabiil weeye sideedee Soomaalaay qaran ku noqon!

Caleemasaarkii Soomaali ku baraarujiyey dib-u-heshiisiin iyo Soomaalinimo

Waanooyinka iyo talooyinku waxay la biloowdeen xafladdii caleemasaarka Madaxweyne Deni. Waxay ahaayeen waanooyin walaalnimo. Waxay ahaayeen waanooyiin waddaninimo. Waxay daarnaayeen mideynta siyaasiyiinta kalamaanka ah ee Soomaaliya, intooda “xilkaska” ah si loo helo Soomaaliya mideysan iyo Soomaali fayoow.

Badankood waanooyinku waxa ay ahaayeen kuwo ku wajahan Madaxweyne Farmaajo.

Haddaba waa run oo “Geelna waa galgashaa, ragna waa is gaddiyaa” laakiin siyaasi-doorka Soomaaliyeed maanta ma awoodaa in uu “is gaddiyo?”

Hoos kaga bogo falaanqeynta Radio Daljir.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com