Beralayda gobalka Bari oo Musharrixinta Puntland Fariin u diray (dhegayso)

Beralayda gobalka Bari oo Musharrixinta Puntland Fariin u diray (dhegayso)

Qaar kamid ah beeralayda gobalka Bari oo Lasoo xiriiray Radio daljir ayaa ka hadlay baahiya ay xiligan qabaan ,maadama ay jiraan murrshaxiin isku soo taagaya qabashadda hogaanka Puntland 2019.

Beeralayda gobalka Bari oo waraysi siyeey daljir ayaa ka codsaday Musharrixinta Puntland 2019 inay waxqabadkooda diirada saaran dhinaca beeraha,maadama dadku inta baddan ku tiirsanyihiin dalagyadda kaso go’a beeraha gobalka bari.

Maxamed Maxmauud waraabe oo kamid ah beeralayda gobalka bari booqdayna xarunta daljir ee boosaaso ayaa marka hore ka hadlaya baahiya ay qabaan xiligan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com