Site icon Radio Daljir

Beledweyne oo Shilling Somaligii Laga Diidey iyo Dhibka Danyarta (dhegayso)

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Baladweyne  Nuur Xasan Bidaar oo waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in wali lacagta shilig somaliga ah an laga qadanayn magalada baladweyne.

Taliyaha ayaa sheegay in dadka inta badan ay isticmalayaan lacagaha dollarka ah iyo kuwa la iskugu diro Taleefoonda,isago sheegay in lacago shilig somali ah oo kayimid muqdisho iyo kuwa kale oo faalisa ah ay isku darsameen, wuxuna sheegay in wali caqabadii ay taagantahay.

Taliyaha ayaa dhinaca kale ka hadlay amaanka Guud ee Magaaladda Baladweyne ee xarunta gobalka Hiraan iyo howlgalo ay sameyeen ciidamada amaanka.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5961e86e020100942043b636/Taliye+ku+xigeenka+Ciidanka+Booliska+Baladweyne+.mp3?_=1
Exit mobile version