Site icon Radio Daljir

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

SAMSUNG CAMERA PICTURES

Warbixintii 4aad ee Xaalka Beeraha iyo Beerleydaba Puntland

Dhegaystaan sida aad la socotaan Radio Daljir todobaadkaan waxaa uu waday warbixinno xiriir ah oo ku saabsan xaalka beeraha Puntland iyo beeraleeydaba, kuwaasi oo aan uga xog iyo xaalado warramaynay dhibaha la soo gudboonaada beeraha, iyo caqabadaha haysta.

Haddaba warbixintana oo ah middii 4aad waxaan uga hadlaynaa xilligii beeraha loo qaybiyey abuuro ama siirar hay’ado bixiyeen oo la sheegay xanuuno in ay ka dhasheen, dhibna u gaysteen wax soo saarkii beeraha.

Xasan Heykal ayaa diyaarshay, inoona soo jeedinaya.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59c07327040100d4f2902666/Warbixinta+Beeraha+Puntland+4aad_sept+17.mp3?_=1
Exit mobile version