Site icon Radio Daljir

Beelaha ku dagaalamaya galbeedka Kismaayo oo baaq nabadeed lo diray (dhegayso)

Ku dhawaad 14 qof ayaa ku dhintay dagaal beleed shalay ka dhacay Galbeedka Magaaladda Kismaayo,kaas oo ku salaysan Muran dhinaca dhulka ah.

Imaam Rashiid Guure oo kamid ah Waxgaradka Jubbaland ee kismaayo ku sugan oo Radio Daljir la hadlay ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya inay xabada joojiyaan oo ay baajiyaan dhiga daadanaya Nabada ka shaqeeyan.

Maxamed Lakiman oo ku sugan Xarunta Daljir Gaalkcyo ayuu u waramay

Waraysi Waxgaradka Jubbaland Imaam Rashiid Guure BY M Lakiman 1April 2020 by Radio Daljir

Back to Home page