Beel kamid ah Beelaha Cabudwaaq oo kaso horjeestay Nabadoon la Caleema saaray (dhegayso)

Beel kamid ah beelaha daga magaalada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Nabadoon lagu Caleema saarey oo ay sheegeen in aysan beeshu udhameen Caleemasaarkiisa.

Mowliid Jaamac Faarax ayaa warbixintaan Caabudwaaq ka soodiray


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com