Baydhabo: Fursad shaqo- WFP -Programme Associate, Baidoa, Somalia

qabashadda araajida waxay ku egtahay ama xirmaysa 8th October 2019, faahfaahinta hoos ka akhriso.

 

https://unjobs.org/vacancies/1569583632577


Posted

in

by

Tags:

Comments

7 responses to “Baydhabo: Fursad shaqo- WFP -Programme Associate, Baidoa, Somalia”

  1. Hadiiqa xasan Aadan

    Waan ubahanahy shaqo aad soo ban dhigteen waxaan raadinayey shaqadan fursadahaan ookle waxaan idinka codsanaya in la ii tix galiyo codsigayga waxaan ahy dhalanyaro ubahan fursadaan ceerkayga wax barasho bachlor Degree of public and environmental health waad mahadsantihiin

    1. Lamayaqaan

      Waxaan aaminsanahy in aan khibrad badan uleyahy shaqadan mxaa yeelay waxaan qof wax badan ka fahansan la shaqaynta bulshada

  2. Lamayaqaan

    magu waa Daahir abuubakar siyad
    waxaan degree nutrition waxaan kusoshaqeyay nutrition isla WFP ayan usooshaqeyay qibrad ayan uleeyahay shaqadas waxan codsanaya inad tix gelisan cosigeyga inaashaa allah

  3. Abdi hakin ali mahamed

    Magacaygu c/cakin waxaan soo barta degree nutrition ah waxaan raadinayaa shaqada hada aan soo dhajiseen inshaa allaj waxan rajaynayaa in aad ii tixgalisan codsigay

  4. Abdi hakin ali mahamed

    Magacaygu c/cakin waxaan soo barta degree nutrition ah waxaan raadinayaa shaqada hada aan soo dhajiseen inshaa allaj waxan rajaynayaa in aad ii tixgalisan codsigay

  5. Hamse

    Magacaygu wa hamse waxan Ahay Double degree ,oo kala ah nutrition iyo agriculture waxan aad uxiiseynayaa shaqadan ,waxaana rajeynayaa inaad iitixgalisan ina siisan fursadan
    Mahadsanidiin.

  6. Alinor

    Waan u baahanahay shaqa aad soo ban dhigteeen.in badan waxaan raadinaayey shaqo noocaan oo kale ah marka waxaan idinka codsaneyaaa in la ii tixgeliyo insha allah
    Heerkeyga waxbarashana waaa bachelor degreee of public admistration

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com