BAYDHABO BARO & BARAARAHEEDA MAANTA | (daawo)

BAYDHABO BARO & BARAARAHEEDA MAANTA | (daawo)

BAYDHABO BARO & BARAARAHEEDA MAANTA | Il boodaysa oo Berde wehel u yahay iyo baro kale oo dalxiis iyo baraaraha maanta ee Baydhabo | Suuqyo cammiran maalintii habeenkiina siraadan, daaro duugoodii la dayactiray iyo dabaqyo la taagay Baydhabo ugu tag | Dugsiyo laga baxayo iyo Jaamacado loo dalacayo & Baydhabada maanta | Dukaamo ceegaaga oo dadku isdhaafayo iyo dawyo Dawladdi dhagaxdhigayso | Dhammaan waa bidhaamaha bilan ee maanta ka muuqda Baydhabo | Kaga bogo warbixinta Mohamad Hassan Dhalo | Muuqaal duubistu waa Abdinaasir Maansoor

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com