Baro sida looga Hortago Cudurada Faafa, Dr. Daahir Muse Cali

Baro sida looga Hortago Cudurada Faafa, Dr. Daahir Muse Cali

Nadaafadxumadu waa dhibka ugu weyn oo maanta Soomaalida haysata. Saas oo ay tahay dhammaan ama badanaa cudurada faafaa waxay salka ku hayaan nadaafadxumo ama kahortag la’aan.

Hadaba maanta dhowr daqiiqo dhegahaaga sii Datoor Daahir Muuse Cali, oo nadaafadda iyo kahortagga cudurada faafa wax ka faham.

Warbixinta waxaa inoo haya Maxamuud Fantastik.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com