Site icon Radio Daljir

Martisoor: Quraanjecel iyo Waayihiisii Nolosha, Wasiirnimada iyo Waliba Waxqabadkii Xukuumadda (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii todobaad laha ahaa ee Martisoor, Afhayeenka xukuumadda Puntland, ahna wasiiru dowlaha xiriirka gobolada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa marti ku ah, waxaana todobaadkaan magaalada Boosaaso ka soo jeedin doona Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Waa Wasiir Quraanjecel iyo waayihiisii nolasha iyo waliba waxqabadka dowladda, mashaariicda socota iyo hawlaha taagan ee dekedda Bossaso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59b13c5e000100bfeb19848a/Martisoor_Tallman_Bsso_Quraanjecel_07-Sep-2017_001.mp3?_=1
Exit mobile version