Site icon Radio Daljir

Martisoor: Siciid Xasan Shire, Gud. Hore ee Baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Maanta iyo Martisoor waa Siciid Xasan Shire, Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Puntland, oo waayahaan aan hadalkiisa la maqal. Maanta Martisoor kaga bogo kuna soo dhowaada barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee Martisoor.

Waxaana maanta Boosaaso ka soo jeedinaya wariye Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/594b9abf020100ec948b23f2/Martisoor_Tallman_Bsso-22-June-2017.mp3?_=1
Exit mobile version