Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,Halka ay dowladaha hoose ee Puntland mariyaan Canshuurta laga qaado shacabka? (daawo)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,Halka ay dowladaha hoose ee Puntland  mariyaan Canshuurta laga qaado shacabka? (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa uu ku saabsan dowladdaha hoose ee Puntland Canshuurta ay qaadaan ma kuqabtaan adeegyadii aasaasiga ahaa?

Hodan Sulub Diini ayaa soo jeedinaysa, waxaan soo saaray wariye Xasan Heykal oo Boosaaso jooga.

Daawo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com